Galmudug oo Shaacisay in faraha kala baxeen Dhax Dhaxaadintii Farmaajo iyo Rooble !

Waxaa xalay mar kale fashil kusoo dhamaaday wadahadalo lagu dhax dhaxaadinayay  Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa kamid ahaa madaxdii ku howlaneed dhax dhaxaadinta Farmaajo iyo Rooble, hasa ahaatee waxaa hada quus taagan Qoor Qoor iyo masuuliyiintii kale … Continue reading Galmudug oo Shaacisay in faraha kala baxeen Dhax Dhaxaadintii Farmaajo iyo Rooble !